Baaritaanka kansarka mindhicirka: baaritaanka malawadka (Somali)
La cusboonaysiiyay 27 January 2025
Applies to England
Buug-yarahani waxa uu bixiyaa macluumaad ku saabsan baaritaanka malawadka haddii loo baahdo baaritaanno dheeraad ah ka dib marka la isticmaalo xirmada baaritaanka kansarka mindhicirka ee NHS.
1. Waa maxay sababta NHS ay u bixiso baaritaanka malawadkaÂ
Baaritaanka mindhicirka wuxuu kaa caawin karaa in la helo burooyinka iyo kansarka mindhicirka sababtoo ah waxay samaysmi karaan astaamo/calaamado la바카라 사이트™aan.바카라 사이트¯Â
Burooyinku waa waxyaabo yaryar oo ka soo baxa xuubka mindhicirka weyn. Burooyinka badankoodu ma ahan kuwo dhib leh, laakiin qaarkood waxay u badan tahay inay isu beddelaan kansar. Kansarka mindhicirku waa kansar laga helo meel kasta oo mindhicirka weyn ah. Waxaana ka mid ah mindhicirka iyo malawadka.바카라 사이트¯Â
Waxaan bixinaa baaritaanka malawadka haddii aan cadad cayiman oo dhiig ah ka helno muunaddaada saxarada. Burooyinka iyo kansarka mindhicirka mararka qaarkood waxaa ka imaan kara dhiig laakiin mar walba ma arki kartid dhiigaas. Dadka intooda badan ma yeelan doonaan kansarka mindhicirka, laakiin in la sameeyo baaritaanka malawadka waxay naga caawisaa inaan ogaano sababta keentay dhiiga.바카라 사이트¯Â
Haddii aad qabtid burooyin, sida caadiga ah waxaan kaa saari karnaa inta lagu jiro baaritaanka malawadka. Tani waxay si weyn u yarayn kartaa halista aad ugu jirto inaad qaato kansarka mindhicirka.바카라 사이트¯ Haddii ay jiraan calaamado muujinaya kansarka mindhicirka, waxaa laga yaabaa inaan ku siin karno daaweyn. Helitaanka kansarka mindhicirka xilli hore waxay sababi kartaa in daaweyntu ay noqoto mid waxtar leh.

Mindhicirka iyo malawadka ayaa isku noqonaya mindhicirka weynÂ
Mindhicirku waa qayb ka mid ah hab-dhiska dheefshiidka. Wuxuu nafaqooyinka iyo biyaha ka nuugaa cuntada wuxuuna wixii haraa ah u bedelaa saxaro.Â
2. Baaritaanka mindhicirkaÂ
Baaritaanka mindhicirka waa baaritaan lagu hubinayo gudaha mindhicirkaaga si loo ogaado inay jiraan kansarka burooyinka iyo mindhicirka. Baaritaanka wuxuu sidoo kale gacan ka gaysanayaa in la xaqiijiyo haddii aad qabto xaalad caafimaad oo xagga mindhicirka ah oo aan ahayn kansarka mindhicirka.바카라 사이트¯Â
Dhakhtar si gaar ah u tababaran oo loo yaqaano 바카라 사이트˜colonoscopist바카라 사이트™ ayaa sameyn doona baaritaanka.바카라 사이트¯Â
Waxay tuubo dhuuban, dabacsan oo kamarad yar ku xiran gelin doonaan guntaada. Waxaa loo yaqaanaa 바카라 사이트˜colonoscope바카라 사이트™. Waxaa laga yaabaa inaad dareento tuubada oo gudaha u galaysa, laakiin dadka intooda badan xanuun ma dareemaan. Waxay shaashad ku muujin doontaa gudaha mindhicirkaaga.

Dhakhtarka baaritaanka samaynaya wuxuu shaashada ka eegayaa sawirada mindhicirka gudahiisa laga soo qaadeyÂ
Baaritaanka malawadku wuxuu caadi ahaan qaataa 30 ilaa 45 daqiiqo. Ballantaada oo dhan waxay qaadan kartaa ilaa 2 saacadood.Â
3. µþ²¹±ô±ô²¹³¾²¹³ó²¹²¹²µ²¹Ìý
Ballantaada ugu horreysa waxay noqon doontaa mid looga hadlayo baaritaanka malawadka. Tani waxaa loo yaqaanaa ballanta dhakhtar takhasus leh (SSP). Dkakhtarka takhasuslaha ah ayaa:바카라 사이트¯Â
-
kaala hadal natiijadaada baaritaanka바카라 사이트¯Â
-
kuu sharaxi doona waxa uu yahay baaritaanka malawadka바카라 사이트¯Â
-
kuu sharaxi doona khataraha iyo faa바카라 사이트™iidooyinka suurtagalka ah바카라 사이트¯Â
-
kaala hadli doona xulashooyinka la heli karo si laguugu fududeeyo바카라 사이트¯Â
-
kaaga jawaabi doona su바카라 사이트™aal kasta oo aad qabto.바카라 사이트¯Â
Wuxuu eegi doonaa haddii baaritaanka malawadka uu kugu habboon yahay. Wuxuu ku weydiin doonaa xaalad kasta oo caafimaad oo laga yaabo inaad qabto iyo haddii aad daawooyin qaadato. Dadka qaarkiis ma qaadan karaan baaritaanka malawadka. Dhakhtarka takhasuslaha ah waxa uu qiimayn doonaa haddii baaritaanka malawadka ee loo yaqaano CT colonography (CTC) uu kugu habboonaan karo. Baaritaankan wuxuu isticmaalaa raajo si loo gubiyo caafimaadka mindhicirkaaga. Akhri바카라 사이트¯xog ku saabsan qaadashada iskaanka/baaritaanka CTC바카라 사이트¯adigoo booqanaya바카라 사이트¯.바카라 사이트¯Â
Haddii aad caafimaad ahaan taam tahay oo lagugu samayn karo baaritaanka malawadka, waxaad dooran kartaa haddii la sii guda geli lahaa habraaca iyo haddii kale. Haddii aad oggolaato, baaritaanka wuxuu badanaa ka dhici doonaa isbitaalka. Wuxuuna ku dhici doonaa 2 toddobaad gudahooda laga bilaabo ballantaada ugu horreysa.바카라 사이트¯Â
Fadlan u sheeg dhakhtarka takhasuslaha ah haddii aad qabto shuruudo dheeraad ah. Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad u baahato qof inuu kugu caawiya ballantaada, sida daryeele ama turjubaan.바카라 사이트¯Â
Waxaad codsan kartaa dhakhtar lab ama dhedig ah oo kugu sameeya baaritaanka malawadka. Waxaan isku dayi doonaa inaan qaabilno dookhaaga, laakiin taasi mar walba suurtagal maaha.

Jaantus muujinaya dariiqa ballanta baaritaanka mindhicirkaÂ
4. Kahor baaritaankaaga malawadkaÂ
Waxaad heli doontaa tilmaamo xilliga ballanta baaritaanka ee dhakhtarkaa takhasuslaha ah. Tilmaamahan waxay kaa caawin doonaan inaad u diyaargarowdo baaritaanka malawadka.바카라 사이트¯Â
Mindhicirradaada waa inay marnaadaan si habraaca loo fuliyo. Fadlan tilmaamaha u raac si taxadar leh. Tilmaamaha waxaa ka mid noqon doona:바카라 사이트¯Â
-
waxa aad u baahan tahay inaad cunto iyo inaad cabto maalmaha ka horreeya baaritaanka malawadka바카라 사이트¯Â
-
goorta ay tahay inaad joojiso wax cunista iyo wax cabbista바카라 사이트¯Â
-
waxaa lagu siinayaa xirmooyin yaryar oo waxyaabaha caloosha jilciya ah si aad u cabto, ama macluumaad ku saabsan sida loo helo바카라 사이트¯Â
-
sida iyo goorta la qaadanayo dawooyinka caloosha jilciya.바카라 사이트¯Â
Daawooyinka caloosha jilciya waxay kugu qasbi doonaan inaad aaddo musqusha in ka badan sidii caadiga ahayd si ay kaaga caawiyaan faarujinta mindhiciradaada. Tani waxay badanaa noqon doontaa maalinta ka horeysa iyo mararka qaarkood maalinta habraaca la samaynayo.바카라 사이트¯Â
Caadi ahaan waad soo jeedeysaa xilliga baaritaanka malawadka. Waxaad kala dooran kartaa:바카라 사이트¯Â
-
xanuun baabiiye바카라 사이트¯Â
-
gaas iyo hawo바카라 사이트¯Â
-
suuxdin - daawo laguu soo marsiinayo tuubo yar taas oo lagu turayo cududaada.바카라 사이트¯Â
Isbitaalada qaar ayaa laga yaabaa in aanay bixin dhammaan xulashooyinkan.Â
5. Maritaanka baaritaanka malawadkaÂ
Baaritaanka malawadka wuxuu ka dhici doonaa waaxda baaritaanada malawadka.바카라 사이트¯â¶Ä¯Â
Maalinta habraaca, kalkaaliso ama takhasusle ayaa kuu sharxi doona waxa dhici doona iyo khataraha suurtagalka ah. Waxaa lagu weydiin doonaa inaad saxiixdo foomka oggolaanshaha. Taasi waxaa loo samaynayaa si loo xaqiijiyo inaad fahantay khataraha iyo inaad ogolaatay in habraaca la sameeyo.바카라 사이트¯Â
Haddii aad ogolaato, waxay kaa codsan doonaan inaad ku lebisato goonnada isbitaalka. Waa lagu dabooli/qarin doonaa xilliga habraaca. Goonadu waxay dhabarka ka leedahay dilaac/jeex.바카라 사이트¯Â
Waa inay ku siiyaan xulashooyin ah xanuun baabiin.바카라 사이트¯Â
Si aad u marto baaritaanka, waxaad u jiifsanaysaa dhinacaaga bidix iyadoo jilbahaagu inyar kor u foorarsan yahay.바카라 사이트¯Â
Tuubbadu waxay galaysaa guntaada waxaana lagu hagayaa xagga sare ee mindhicirkaaga weyn. Tuubbadu si fudud ayay u laalaabantaa si ay u dhex marto qalqalooca mindhicirkaaga.바카라 사이트¯Â
Dhakhtarka baaritaanka malawadka ayaa si tartiib ah biyo ama gaas (kaarbon dioxide) ugu shubi doona gudaha mindhicirka. Tani waxay furaysaa mindhicirkaaga waxayna gacan ka gaysanaysaa in la arko. Waxaa laga yaabaa inaad dareento inaad u baahan tahay inaad saxarooto, laakiin mindhiciradaada ayaa mar hore la faarujiyay marka waxba haka walwalin. Waa caadi in aad dareento xoogaa calool-fuur ah.바카라 사이트¯Â
Waxa laga yaabaa in aad dareento xoogaa calool xanuun ah. Maritaanka baaritaanka malawadka waxay noqon kartaa mid aan raaxo lahayn laakiin ma aha inuu xanuun ku dareensiiyo. Haddii aad dareento wax xanuun ah, u sheeg. Waxay samayn karaan wax-ka-bedelo si ay kuu dareensiiyaan raaxo.바카라 사이트¯Â
Waxa laga yaabaa inay burooyinka ka saaraan mindhicirkaaga ama inay muunad yar ka qaadaan unugyada jirka si ay si dhow ugu eegaan mikroskoob. Tani waxaa loo yaqaanaa 바카라 사이트˜biopsy바카라 사이트™. Waxba ma dareemi doontid haddii taasi ay dhacdo sababtoo ah neerfooyin kuma yaaliin mindhicirkaaga.Â
6. Ka dib baaritaankaaga malawadkaÂ
Waxaad aadi doontaa aagga soo kabashada si aad u nasato. Kalkaaliyeyaasha ayaa ku kormeeri doonaan ilaa aad diyaar u tahay inaad guriga aado. Waa laguu sheegi doonaa haddii dhakhtarka baaritaanka malawadka uu kaa saaray wax burooyin ah ama uu kaa qaaday baayobsi/muunad.바카라 사이트¯Â
Waxaa laga yaabaa inaad u baahato:바카라 사이트¯Â
-
qof guriga ku geeya sababtoo ah waxaa laga yaabaa inaad dareemayso dawakhaad, gaar ahaan haddii lagugu durey irbida suuxinta바카라 사이트¯Â
-
inaad nasato, sidaas darteed waxaa laga yaabaa inaad u baahato inaad fasaxa ka qaadato shaqada ama wixii hawlo kale ah.바카라 사이트¯Â
Waxaa laga yaabaa inaad dareento calool fuur ama calool xanuun ka dib baaritaanka malawadka. Tani waxay badanaa socotaa 2 ilaa 3 saacadood oo keliya.바카라 사이트¯Â
Haddii aad qaadatey irbida suuxdinta, waa:바카라 사이트¯Â
-
Inaad haysataa qof weyn oo mas바카라 사이트™uul ah oo kula jooga ugu yaraan 12 saacadood바카라 사이트¯Â
-
바카라 사이트¯Inaadan wadin gaari, cabin aalkolo ama aadan ku shaqayn mishiinada waaweyn ilaa 24 saacadood.바카라 사이트¯Â
Waxaa laga yaabaa in xoogaa dhiig ah aad ku aragto saxaradaada ama aad dhiigbax ku aragto dabadaada/guntaada ilaa dhowr maalmood. Waxyaalahan waa waxyaabo iska caadi ah. Haddi astaamuhu kaa baabi바카라 사이트™I waayaan 2 maalmood ka dib, waa inaad u tagtaa GP-gaaga.바카라 사이트¯Â
Wac 111 ama isbitaalka lagugu sameeyay baaritaanka malawadka haddii aad isku aragto:바카라 사이트¯Â
-
dhiigbax culus oo ka socda dabadaada/guntaada바카라 사이트¯Â
-
dhiigbax aan kaa baaba바카라 사이트™ayn ama ka sii daraya바카라 사이트¯Â
-
calool xanuun daran ama xanuun ka sii daraya바카라 사이트¯Â
-
heerkul sareeya ama dareemid kulayl ama qarqaryo.Â
7. Khataraha suurtagalka ah ee baaritaanka malawadka바카라 사이트¯Â
Xaalado dhif ah, baaritaanka maawadka wuxuu seegi karaa kansar ama burooyin hadhow isku beddeli kara kansar. Tani waxay inta badan dhacdaa haddii:바카라 사이트¯Â
-
mindhiciradaadu aanay gabi ahaanba marnayn바카라 사이트¯Â
-
ay adagtahay in kamarada lagu dhex hago mindhicirkaaga.바카라 사이트¯Â
U tag GP haddii aad isku aragto astaamaha kansarka mindhicirka. Tani waa muhiim xitaa haddii aad dhawaan martay baaritaanka kansarka mindhicirka. Akhri바카라 사이트¯바카라 사이트¯adigoo booqanaya바카라 사이트¯.바카라 사이트¯Â
Xaalado dhif ah, dhibaatooyin ayaa dhici kara inta lagu jiro baaritaanka maawadka haddii aad:바카라 사이트¯Â
-
falcelin kala kulanto irbida suuxinta바카라 사이트¯Â
-
la kulanto dhiigbax culus ka dib baaritaanka maawadka바카라 사이트¯Â
-
la kulanto dilaaca mindhicirka (jeex yar ama dalool yar) oo ka samaysma mindhicirkaaga.바카라 사이트¯Â
Ku dhawaad 바카라 사이트‹바카라 사이트‹1 qof ee 2,500-kii qofood ee mara baaritaanka maawadka ayaa u baahda dhiig ku shubid.바카라 사이트¯Â
Daloolitaanka/dilaacida mindhicirku waxay ku dhacaan qiyaastii 1 ka mid ah 1,700 baaritaan oo malawad ee la sameeyo. Haddii tani ay dhacdo, waxaa laga yaabaa inaad u baahato qalliin si loo hagaajiyo. Tani waxay ku xirnaan doontaa xajmiga iyo booska daloolka/dilaaca. Qaar uma baahna wax qalliin ah.바카라 사이트¯Â
Xaalado aad dhif u ah, dhibaatooyinka ka dhasha baaritaanka maawadka waxay keeni karaan dhimasho. Dhakhtaatiirta baaritaanka maawadka ayaa ah kuwo si aad ah loo tababaray taasina waa mid aan u badnayn inay dhacdo.바카라 사이트¯Â
Tirakoobyadani waxay kaliya hage u yihiin dadweynaha guud. Dhakhtarka takhasuska leh ee baaritaanka ayaa kuu sheegi doona khataraha shakhsi ahaaneed. Tani waxay ku salaysnaan doontaa da바카라 사이트™daada iyo caafimaadkaaga.Â
8. Natiijooyinka baaritaanka maawadka바카라 사이트¯Â
Waxaa laga yaabaa inaad hesho natiijadaada isla maalintaas, ama waxay qaadan kartaa dhowr toddobaad. Waxaan sidoo kale GP-gaaga u direynaa koobiga natiijooyinkaaga.바카라 사이트¯Â
Waxaa jira 4 natiijooyin oo waaweyn:바카라 사이트¯Â
-
natiijooyinka caadiga ah바카라 사이트¯Â
-
burooyin in la helo 바카라 사이트“ looma baahna kormeer dheeraad ah바카라 사이트¯Â
-
burooyin in la helo - kormeer dheeraad ah in loo baahdo바카라 사이트¯Â
-
kansarka mindhicirka.바카라 사이트¯Â
Mararka qaarkood waxaan helnaa xaalado kale oo caafimaad oo la xiriirta mindhicirka. Waxaa suurtogal ah in lagaa helo burooyin ama kansarka mindhicirka iyo xaalado kale oo caafimaad oo la xiriira mindhicirka xilliga baaritaanka maawadka.Â
8.1 Natiijooyinka caadiga ah바카라 사이트¯Â
Ku dhawaad 바카라 사이트‹바카라 사이트‹11 ka mid ah 100kii qof ayaa hela natiijadan.바카라 사이트¯Â
Waxay la macno tahay:바카라 사이트¯Â
-
inaanan helin wax burooyin ah, iyo바카라 사이트¯Â
-
inaysan jirin calaamado muujinaya xaalado kale oo caafimaad oo la xiriira mindhicirka.바카라 사이트¯Â
Waxaan kuu soo bandhigi doonaa baaritaanka kansarka mindhicirka mar labaad 2 sano gudahood haddii aad weli ka yar tahay da바카라 사이트™da 75.Â
8.2 Burooyin in la helo 바카라 사이트“ looma baahna kormeer dheeraad ah바카라 사이트¯Â
Ku dhawaad 바카라 사이트‹바카라 사이트‹50 ka mid ah 100kii qof (kalabar) ayaa natiijadan hela.바카라 사이트¯Â
Waxay la macno tahay:바카라 사이트¯Â
-
Inaan burooyinka kaa saarnay intii lagu guda jirey baaritaanka malawadka, ama바카라 사이트¯Â
-
inaan muunad unugyo ah (biopsy) ka qaadnay mindhicirkaaga si loo baaro.바카라 사이트¯Â
Ka dib marka la baaro muunadaada, uma baahnid daaweyn dheeraad ah ama hubinta baaritaanka malawadka.바카라 사이트¯Â
Waxaan kuu soo bandhigi doonaa baaritaanka kansarka mindhicirka mar labaad 2 sano gudahood haddii aad weli ka yar tahay da바카라 사이트™da 75.Â
8.3 Burooyin in la helo 바카라 사이트“kormeer dheeraad ah ayaa loo baahan yahay바카라 사이트¯Â
Ku dhawaad 바카라 사이트‹바카라 사이트‹11 ka mid ah 100kii qof ayaa hela natiijadan.바카라 사이트¯Â
Waxay la macno tahay inaan helnay nooc buro ah oo halis sare leh. Burooyinkan waxay aad ugu badan yihiin inay isu beddelaan kansarka mindhicirka.바카라 사이트¯Â
Marmarka qaarkood burooyinku aad bay u adag yihiin oo lama saari karo inta lagu jiro baaritaanka malawadka. Haddii ay taasi dhacdo, waxaa laga yaabaa inaad u baahato dhakhtar kale oo takhasus u leh baaritaanka malawadka ama qalliin kale.바카라 사이트¯Â
Waxaanu markaa ku siin doonaa baaritaanada malawadka oo joogto ah mustaqbalka. Kuwaasi waxaa lagu eegayaa caafimaadka mindhicirkaaga iyo si loo eego haddii aad qabtid burooyin cusub.Â
8.4 Kansarka mindhicirkaÂ
In u dhaxaysa 7 iyo 10 oo ka mid ah 100kii qof ayaa hela natiijadan.바카라 사이트¯Â
Haddii aan helno kansarka mindhicirka, waxaad arki doontaa dhakhtar ku takhasusay kansarka si uu kaala hadlo xulashooyinka daaweynta iyo taageerada.바카라 사이트¯Â
Dadka intooda badan (qiyaastii 9 ka mid ah 10kii qof) ee qaba kansarka mindhicirka ee marxaladda xilliga hore ah waxay helaan daaweyn guul leh.바카라 사이트¯Â
Haddii aad qabtid kansarka mindhicirka oo heer sare gaarey, waxaa laga yaabaa inay adkaato in la daweeyo oo aanay suurtogal noqoninba in la daweeyo.Â
8.5 Xaaladaha kale ee caafimaad ee la xiriira mindhicirka바카라 사이트¯Â
Mararka qaarkood baaritaanka malawadka ma helo burooyin ama kansarka mindhicirka, laakiin waxaan helnaa xaalado kale oo caafimaad oo la xiriira mindhicirka sida:바카라 사이트¯Â
-
바카라 사이트¯Â
-
바카라 사이트¯Â
-
바카라 사이트¯Â
-
.바카라 사이트¯Â
Ku dhawaad 바카라 사이트‹바카라 사이트‹18 ka mid ah 100kii qof ayaa hela natiijadan.바카라 사이트¯Â
Waxaad wax badan oo ku saabsan xaaladahan caafimaad ka heli kartaa . Haddii aan helno astaamo muujinaya inay jiraan xaalado kale oo caafimaad oo la xiriira mindhicirka, GP-gaaga ayaa kuu sharxi doona waxa ay astaamahaas ka dhigan yihiin iyo tallaabooyinka xiga. Waxa laga yaabaa inaad u baahato daawayn ama kormeer ka baxsan barnaamijka baaritaanka kansarka mindhicirka.
Jaantus muujinaya natiijooyinka 100kii qof ee maraya baaritaanka malawadkaÂ
9. Macluumaad dheeraad ah iyo taageero바카라 사이트¯Â
Wixii talo ah ee ku saabsan maritaanka baaritaanka malawadka, waxaad wici kartaa khadkeena caawinta ee bilaashka ah 0800 707 60 60. Haddii aad qabto dhibaatooyin maqal ama hadal, waxaad isticmaali kartaa adeegga Relay UK si aad noola soo xiriirto. Garaac바카라 사이트¯18001바카라 사이트¯ka dibna바카라 사이트¯0800 707 60 60바카라 사이트¯adigoo isticmaalaya taleefankaaga ama바카라 사이트¯.바카라 사이트¯Â
Macluumaadkan waxa lagu heli karaa qaabab kale, oo ay ku jiraan akhriska fudud바카라 사이트¯i²â´Ç바카라 사이트¯luuqado kale. Si aad u codsato macluumaadkan oo qaab kale ah, waxaad wici kartaa 0300 311 22 33바카라 사이트¯ama iimayl u diri kartaa england.contactus@nhs.net.바카라 사이트¯â¶Ä¯â¶Ä¯Â
Waxaad sidoo kale:바카라 사이트¯Â
-
kala hadli kartaa GP-gaaga바카라 사이트¯Â
-
³ó±ð±ô바카라 사이트¯바카라 사이트¯adigoo booqanaya바카라 사이트¯바카라 사이트¯â¶Ä¯â¶Ä¯Â
-
akhri macluumaad loogu talagalay dadka jinsigooda iska bedelay iyo dadka aan lab/dhedig ahayn ee ku saabsan barnaamijyada baaritaanka NHS.바카라 사이트¯Â
Haddii aad 75 jir tahay ama aad ka weyn tahay, weli waad ka qayb qaadan kartaa baaritaanka kansarka mindhicirka labadii sanaba mar, laakiin laguguma martiqaadi doono. Waxaad ka wici kartaa khadka caawinta 0800 707 60 60바카라 사이트¯si aad u codsato xirmada baaritaanka ee lagu isticmaalo guriga.바카라 사이트¯â¶Ä¯Â
Waxaan macluumaadka shakhsi ahaaneed ee ku jira diiwaannadaada NHS u isticmaalnaa inaan kugu casuuno baaritaanka waqtiga saxda ah. Macluumaadkani wuxuu naga caawinayaa inaan horumarino barnaamijyada baaritaanka iyo bixinta daryeel tayo leh. Akhri .바카라 사이트¯â¶Ä¯Â